Ads 468x60px

.

Thursday 21 February 2013

ina cabdulle xasan ma sheekh buu ahaa Qormo "ina guri barwaaqo"


Hordhac


Bishii sagaalaad ee gu’gii aan soo dhaafnay waxa soo baxay
buug la yidhaa “Sooyaal: Ina Cabdalla Xasan ma Sheekh buu
ahaa mise …?”. Buuggaasi oo, runtii, bulashada afsoomaaliga
ku hadasha ka dhex aloosay dood xiisabadan bay dad badani
siyaabo farabadan uga soo falceliyeen. Dadkaas waxa ka mid ah
ninka la yidhaa Boodhari M. Warsame. Wuxuna soo qoray
qoraal uu u bixiyey “Taariikhdu waa Tolleey oo loo ma kala
Tago” (wardheernews dec.12dii 2012ka). Cabdalla Xaaji
Cismaan baa isna soo dawiyey qoraal ladhkiisu ahaa “Hubsiimo
hal baa la siistay” oo uu kaga falceliyey qoraalkii
Ibraahin Yuusuf Axmed ‘Hawd’ ee magaciisu ahaa: Daraawiishi
yaa ay ahayd?
.................................................................................si aad in badan u akhridid GUJI HALKAN

0 comments:

Post a Comment